Bogga killar.se waxaan u isticmaalnaa cookies si uu u shaqeeyo si fiican iyo si aan u fahamno sida loo isticmaalo. Ma uruurinno xog xasaasi ah, waxaadna mar walba ku jirtaa qarsoodi marka aad chat-ka isticmaalayso. Adiga ayaa dooran kara cookies-ka aad oggolaanayso.
Boogga killar.se waxaa ku jira noocyo kala duwan oo taageero ah oo loogu talagalay qof kasta oo isu aqoonsan wiil, una dhexeeya 10-25 jir. Waxa kasta oo aad isweydiinaysaba, adiga ayaannu kuu joognaa halkan. Noo soo dhawoow!